Madaxweyne Trump oo lagu tilmaamay Sheydaan weyn oo Xirfad laheyn

Dowlada Iiraan ayaa jawaab adag ka bixisay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo ku aadanaa in uu diyaar u yahay kulan uu la qaato Madaxweynaha dalka Iiraan. Taliyaha Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, Mohammad Ali Jafari ayaa shaaca ka qaaday in aysan Madaxda Iiraan xiligan diyaar u aheyn kulan ay la … Continue reading Madaxweyne Trump oo lagu tilmaamay Sheydaan weyn oo Xirfad laheyn